Ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed oo tababar loogu soo xiray dalka Jabuuti
Wasiirka amniga gudaha iyo taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed. ...
Wasiirka amniga gudaha iyo taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay xawaaladaha ganacsiga, bangiyada iyo shirkadaha kale ee gaarka loo ...
Guddomiyaha Gobolka Bay Md Abdi Adan Hoosow ayaa waxaa uu la kulmey madax ka tirsan Dowladda Turkey, madaxdaasoo ay ka ...
Naadiyada xiriirka Soomaaliyeed kubada kolayga ayaa maanta kulan ay xilka uga qaadayaan Xoghayaha XSKK Saciid Faarax Ducaale ku yeeshay Magalaada ...
Bandhigga soo nooleynta farshaxanka iyo dhaqanka oo maalmahan ka socday gobolka Banaadir ayaa galabta lagu qabtay garoonka kubadda Kolayga Wiish ...
Muqdisho, 21, May, 2015....Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra'iisul Wasaare ...
Munaasabadan oo aheyd mid xariga looga jarayey suuq weyn oo bilihii ugu dambeeyay dhismihiisu uu ka soconayay magaalada Baydhabo ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho