Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Maxamed Sh. Cismaan Jawaari
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ...
















