Kulankaan oo ahaa mid casho ah ayaa jaaliyada waxaa ay la qaateen Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah Xukuumada Fadaraalka ...
Koobkan waxaa markiisii ugu horeysay la qabtay sanadkii 1955-56,waxaana ilaa sanadkii 1992-dii lagu magacaabi jiray European Cup ama European Champions' ...
Kooxda Barcelona oo ka socotay dalka Spain ayaa markii shanaad ku guuleysatay koobka naadiyada yurub ee Champions League-ga ee sanadka ...
Ku Simaha Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Wasiirka Cadaalada mudane C/llaahi Axmed Jaamac Ilkajiir iyo Guddoomiye ku xigeenka Labaad ...
Munasabadda daahfurka ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka caafimaadka , Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta & Iskaashiga ...
Guddoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen"Muungaab" ayaa maanta xariga ka jaray waddo Jaay ah taas ...
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ayaa maanta xarigga ka jaray qeybo cusub oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda, kuwaas ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho