Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Guddiga Joogtada Ah U Furay Kulan Howleed Ku Aadan Diyaarinta Qorshayaasha Kalfadhiga 6aad “SAWIRRO+VIDEO”
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda uga ...
















