Madaxweyne Xasan“ Xildhibaan Yusuf Dirir wuxuu ahaa howl-kar wax badan u soo qabtay Qaranka iyo Ummadda Soomaaliyeed”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ilaaheey uga baryay in Xildhibaan Yusuf Dirir oo naxariistii Janno ka ...















