Howlgal ka dhan ah khwaarijta oo laga fuliyay tuulooyin hoostaga Xarardheere
Ciidamada Qaranka iyo kuwa macawisleeyda ee deegaanka Xaradheere ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaan u dhow tuulada Dumaaye oo ...
Ciidamada Qaranka iyo kuwa macawisleeyda ee deegaanka Xaradheere ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaan u dhow tuulada Dumaaye oo ...
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Kornayl Qaasim Axmed Rooble oo shir jaraa’id ku qabatay SYL Hotel ayaa faah-faahin ka bixiyay khasaaraha ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Afar iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Afar iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Maxamed Xasan Qoone oo ah lataliyaha Madaxweynaha JFS ee dhanka xiriirka dowlad goboleedyada dalka ayaa ku baaqay in sida ugu ...
Gudoomiyaha Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka ayaa xafiiskeeda Kulan gaar ah kula qaadatay Wakiilo ka socday Qaramada Midoobay. Kulanka ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ku saabsan dardargelinta ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyay magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ...
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir, ayaa maanta xukunno kala duwan ka soo saartay laba Dacwadood oo ka dhan ah mas’uuliyiin ka ...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Lugta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulaahi Aden Xuseen Ciro oo ay wehliyaan Guddiga Difaaca Koonfurta Gobolka Mudug, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho