Shir-Cilmiyeed ku saabsan hal-abuurka iyo horumarinta ganacsiga oo Muqdisho lagu qabtay – SAWIRRO
Jaamacadda SIMAD ayaa maanta qabatay shir-cilmiyeed ku saabsan ganacsiga iyo hal-abuurka(Entrepreneurship) oo ay ka qeyb galeen cilmi-baareyaal, ganacsato iyo masuuliyiin ...
















