Madaxweynaha oo qaabiley Danjiraha Netherlands ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Boqortooyada Netherlands ee arrimaha Soomaaliya Joost Reintjes. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Boqortooyada Netherlands ee arrimaha Soomaaliya Joost Reintjes. ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Cabdusalam Hadliye Cumer ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Jamhuuriyadda Turkey ...
Dagaal khasaare geystay ayaa maanta waxaa uu mar kale ka dhacay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, dagaalka ...
Ururka suxufiyiinta maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa tababar u furay wariyaal gaaraya 30 saxafi kuwaasi oo ka howlgala deegaanada ...
Shirka dib u heshiisiinta Beelaha wada dega gobolada Mudug iyo Galgaduud oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Dhuusa ...
Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi Wasiiro maamulkiisa ah oo muddooyinkan dambe safar shaqo ...
Wadada isku xerta isgoysyada Howlwadaag iyo Baar Ubax ee lasarayo laami casri ah ayaa waxaa iska kaa shanaya maamulka gobalka ...
Wasiirka warfaafinta mudame Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa sheegay in dowladdu hirgelin doonto qorshe lagu yareynayo gubashada ku soo noqnoqotay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho