Mudanayaal iyo waxgarad soo dhaweeyay baqii nabadeed ee madaxweynaha maamulka K/galbeed
Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay baqii nabadeed ee madaxweynaha maamulka koofur galbeed ...
Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay baqii nabadeed ee madaxweynaha maamulka koofur galbeed ...
Kooxda Atletico Madrid ayaa maanta taageerayaasha garoonka Vicente Calderon ugu soo bandhigtay weeraryahankooda cusub ee Fernando Torres. Ciyaaryahan Torres oo ...
Kooxda Real Sociedad ayaa garoonkeeda Anoeta 1-0 uga badisay kooxda Barcelona oo caawo ka faa’ideysan waaysay guul darradii ay kooxda ...
Munaasabado balaaran oo ay soo qabanqaabiyeen culumaa'udiinka Ahlu Sunna Wal Jamaaca oo loogu dabaal dagayay dhalashada nabigeena Muxamed NNKH ayaa ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha dalka kuwooda ...
Kooxda Real Madrid ayaa guul darro ku bilowday sanadka 2015-ka,ka dib markii kooxda Valencia ay garoonkeeda Mestalla 1-2 uga badisay. ...
Shirka shidaalka ee dalka Qatar ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan QAPCO ayaa tartan kubadda cagta ah oo ay ...
Gaariga ay maanta oo idil ku raad-joogeen hey’adaha ammaanka dowladda oo la sheegay in uu geysan doono weerar argagixiso, ayaa ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho