Ku simaha Madaxweynaha ”waa in si deg deg ah loo joojiyaa dagaalada”
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “ Jawaari” oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ...
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “ Jawaari” oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ...
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan "Jawaari" oo maanta narti ku ahaa Barnaamijka kulanka ...
Munaasabad balaaran oo uu soo qaban qaabiyay ururka suxufiyiinta qurba-joogta ee dalka Kenya ee (SEJASS) laguna xusayay maalinta caalamiga ee ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa todobaadkan marti ku ahaa ku simha madaxweynaha ...
Ku simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa dowladda iyo shacabka Jabuuti uga tacsiyeeyay geeridii ...
Madaxda dalka ayaa ka qeybgashay munaasabad lagu soo xirayay kalfadhiga 5-aad ee baarlamanka taasoo xalay lagu qabtay xarunta Villa Hargeyso ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Munaasibad lagu soo dhoweynayey wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ay ka qeyb-galeen siyaasiin iyo bulshada rayidka ayaa maanta lagu qabtay magaalada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho