Munaasabad lagu soo xirayay kalfadhigii 5-aad ee Baarlamanka oo xalay lagu qabtay Muqdisho
Madaxda dalka ayaa ka qeybgashay munaasabad lagu soo xirayay kalfadhiga 5-aad ee baarlamanka taasoo xalay lagu qabtay xarunta Villa Hargeyso ...
Madaxda dalka ayaa ka qeybgashay munaasabad lagu soo xirayay kalfadhiga 5-aad ee baarlamanka taasoo xalay lagu qabtay xarunta Villa Hargeyso ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Munaasibad lagu soo dhoweynayey wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ay ka qeyb-galeen siyaasiin iyo bulshada rayidka ayaa maanta lagu qabtay magaalada ...
Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta Deeq iskugu jirta macaawino gaarsiisay Ciidankii Soomaaliyeed ee ku naafoobay Difaacidda ...
Muqdisho, 12, Feb, 2015....Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Xildhibaan ...
Marwada Madaxweynaha Marwo Sahra Cumar Xasan ayaa uga tacsiyeysay Raysul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali ...
Maleeshiyada Alshabaab waxaa muddooyinkii la soo dhaafay la soo gudboonaaday dhabar jab aad u xoog badan, ka dib markii ...
Munaasabad lagu dhawaaqayay Machadka SKY oo maanta loo badalay Jaamacad, ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaanno, Aqoonyahanno, Qeybaha Bulshada, Ururada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho