Xaflad lagu taageerayay waxqabadka maamulka G/Banaadir oo xalay lagu qabtay Muqdisho
Munaasabad lagu taageerayay mashaariicda horumarineed ee ka socota magaalada Muqdisho ayaa xalay lagu qabtay xarunta degmada Kaaraan ee G/Banaadir. Xafladda ...
Munaasabad lagu taageerayay mashaariicda horumarineed ee ka socota magaalada Muqdisho ayaa xalay lagu qabtay xarunta degmada Kaaraan ee G/Banaadir. Xafladda ...
Warsaxaafadeed ka soo baxay 15-ka xubnood ee golaha ammaanka ayaa waxaa hoosta looga xariiqay muhiimada ay leedahay hoggaan siyaadadeed oo ...
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xirnaa dalka Masar ayaa lagu soo waramayaa in la sii daayay kadib dadaalo ay sii deyntooda ...
Kooxaha Atletico Madrid,Juventus,Real Madrid,Basel,Monaco Bayer Leverkusen, Borussia Dortmund,Arsenal,Bayern Munich, Paris Saint Germain,Barcelona,Chelsea,FC Porto ,Shakhtar Donetsk,Manchester City iyo Schalke 04 ayaa ...
Group-E Kooxda Bayern Munich ayaa garoonkeeda Allianz Arena 3-0 uga badisay kooxda CSKA Moscow. Kooxda Bayern Munich ayaa goolka la ...
Safiirka cusub oo ay dowlada Angola u soo magacawday dalkani Kenya Amb, Virgilio Marques De Faria ayaa maanta booqday safaarada ...
Qoraaga Soomaaliyeed ee Cabdicasis Cali Ibraahin ( Xildhibaan ) ayaa Maanta magaalada Nairobi ku soo bandhigay buug cusub oo uu ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Toddobaadyadii la soo dhaafay maleeshiyada Alshabaab waxa ay Soomaaliya iyo Kenya geysteen gabood fallo fool xun oo ay ku xasuuqeen ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho