Ammaanka Gaalkacyo oo soo hagaagaya-DHAGAYSO
Amaanka magaalada Gaalkacayo ee xurunta gobolka Mudug ayaa soo hagaagaya ayadoo maamullada Puntland iyo Galmudug ay wadaan howl-gallo joogto ah ...
Amaanka magaalada Gaalkacayo ee xurunta gobolka Mudug ayaa soo hagaagaya ayadoo maamullada Puntland iyo Galmudug ay wadaan howl-gallo joogto ah ...
Dood ku saabsan sida dadka ku nool gobolka Hiiraan ay uga baaqsan karaa dhibaatada ay kooxda Al-Shabaab ku heysto oo ...
Ciidamada dowladda ayaa howlgallo ammaanka lagu sugayo oo dad badan lagu soo qabtay ka wada magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka ...
Wafdi uu hoggaaminayo Siihayaha Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Mahad Maxamed Salaad iyo saraakiil ciidan ayaa gaaray magaalada Dhuusamreeb ee ...
Maamulka iyo shacabka gobolka Bakool ayaa soo dhaweeyay ciidamada dhawaan tababarka loogu soo xiray degmada Tayeegloow ee gobolkaasi, ayagoo tilmaamy ...
Kooxda Southampton ayaa waxaa garoonkeeda ST Mary 1-2 uga badiyay kooxda Manchester United. Tababaraha kooxda Manchester United Louis van Gaal ...
Isku aadka wareega sedaxaad ee koobka FA Cup-ka ayaa caawo looga dhawaaqay dalka ingiriiska. Kooxda Arsenal oo Daafacaneysa koobka ayaa ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Wasaaradda caafimaadka ee Dowladda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shir socan doona muddo labo cisho ah oo looga ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho