Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay xaaladda ciidanka XDS (Dhageyso+Sawirro)
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay xaaladda ciidamada XDS iyo howlgallada ay ...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay xaaladda ciidamada XDS iyo howlgallada ay ...
Dr Axmed Cali Daahir xeer ilaaliyaha guuud ee Qaranka ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib safar shaqo oo ...
Maamulka gobolka Galgaduud ayaa wada mashaariic dib loogu dhisayo adeegyadii danta guud ee ku burburay dagaaladii dalka ka dhacay. Gudoomiyaha ...
Ciidanka XDS ayaa ku guuleeystay iney raashin gaar gaar ah gaarsiiyaan dad ay maleeshiyaadka Shabaab ku go’doomiyeen deegaano ka tirsan ...
Wasaaradda amniga ayaa sheegtay in la kordhiyay howlgallada lagu adkeynayo amniga magaalada Muqdisho. Afhayeenka wasaaraddaasi ayaa Radio Muqdisho u sheegay ...
Website-ka Radio Muqdisho oo ka mid ah website-yada loogu booqashada badan yahay ayaa dib u habeyn iyo balaarin lagu sameeyay,iyadoo ...
Kooxda Tottenham ayaa garoonkeeda White Hart Line 5-3 uga badisay kooxda Chelsea oo hogaamineysay horyaalka ingiriiska. Kooxda Chelsea ayaa goolka ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa meel u dhow Deegaanka gowlweyn ee gobolka Shabeelaha hoose ku dilay horjoogiihi maleeshiyaadka Al Shabaab ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho