Shirka Gollaha Wasiirrada oo lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Qataha Amniga Qaranka
Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka, ...















