Wasiirka Howlaha Guud “Waxaan dib u howlgelin doonaa hay’addii Sahminta, Cabirka iyo Diiwaan gelinta Dhulka” “Sawirro”
Muqdisho 25 April 2015: Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Inj. Saalax Sheekh Cismaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ...
















