Xaaladda Guriceel oo deggan kaddib markii ay saakay weerareen maleeshiyaad hubeysan-DHAGAYSO
Guddoomiyaha gobolka Galguduud Xuseen Cali Wehliye “Cirfo” ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal subaxnimadii hore ee maanta ka dhacay duleedka degmada ...
Guddoomiyaha gobolka Galguduud Xuseen Cali Wehliye “Cirfo” ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal subaxnimadii hore ee maanta ka dhacay duleedka degmada ...
Ciidamada ammaanka oo kaashanaya ciidamada booliska ee AMISOM ayaa howl gal ay ka sameeyeen degmada Xamarweyne ku soo qabtay dad ...
Ciidamada ammaanka ayaa saakay howl-gallo ka wada xaafado ka tirsan degmooyinka Xamar Jajab, Xamar weyne iyo qeybo ka mid ah ...
Guddigii ku howlanaa xallinta dagaal beeleed ka dhacay degmada Beledweyne ayaa soo saaray qodobbo horu-dhac ah oo suurta galin doona ...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka qeyb galay shir ay ardayda Soomaaliyeed ee wax ...
Xaflad lagu soo dhaweynayay masuliyiinta dowladda ee ku sugan degmada Dhuusamreeb oo ay ka qeyb galeen qeybaha bulshada, saraakiil iyo ...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaro magaalada Dhuusamreeb ee xarunta maamulka Galguduud. Saraakiil ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho