Munaasabadaan oo aheyd mid lagu shaacinayay buug loogu magac daray (wallee waa waaya arag),oo uu qoray Admiral Gaas faarax Axmed ...
Munaasabadani lagu dooranayay gudoomiyaha gudiga ganacsatada degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir oo maanta lagu qabtay degmadaasi , ayaa waxaa ...
Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Juungal ee Degmada Yaaqshiid ayaa xaqiijinaya in 8 Qof ay geeriyoodeen halka dad kale oo ...
Munaasabad lagu taageerayay mashaariicda horumarineed ee ka socota magaalada Muqdisho ayaa xalay lagu qabtay xarunta degmada Kaaraan ee G/Banaadir. Xafladda ...
Warsaxaafadeed ka soo baxay 15-ka xubnood ee golaha ammaanka ayaa waxaa hoosta looga xariiqay muhiimada ay leedahay hoggaan siyaadadeed oo ...
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xirnaa dalka Masar ayaa lagu soo waramayaa in la sii daayay kadib dadaalo ay sii deyntooda ...
Kooxaha Atletico Madrid,Juventus,Real Madrid,Basel,Monaco Bayer Leverkusen, Borussia Dortmund,Arsenal,Bayern Munich, Paris Saint Germain,Barcelona,Chelsea,FC Porto ,Shakhtar Donetsk,Manchester City iyo Schalke 04 ayaa ...
Group-E Kooxda Bayern Munich ayaa garoonkeeda Allianz Arena 3-0 uga badisay kooxda CSKA Moscow. Kooxda Bayern Munich ayaa goolka la ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho