Akhriso sida loogu kala Guuleystay Koobka Champions League-ga ilaa Markii La Bilaabay sanadkii 1955-tii
Koobkan waxaa markiisii ugu horeysay la qabtay sanadkii 1955-56,waxaana ilaa sanadkii 1992-dii lagu magacaabi jiray European Cup ama European Champions' ...
















