Madaxweynaha Soomaaliya oo cambaareeyay weerarkii ka dhacay Mandera
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay u geysteen dad ka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay u geysteen dad ka ...
Kulan looga hadlayay sidii gar gaar loo gaar siiin lahaa goobaha dhawaan laga saaray kooxda Shabaab iyo xoojinta iskaashiga dhank ...
Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska ayaa maanta kormeer howleed ku tegtay dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye, ...
Ciidamada booliska ayaa su’aalo weydiinayo sedax qof oo ka badbaaday xusuuqii ay xalay maleeyshiyaadka Al-shabaab 36-qof oo shacab ah ugu ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta si kulul u cambaareeyay wareerarkii ugu dambeeyay ee la ...
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa loogu qeybiyey Mooshinka Kalsooni kala noqoshada Xukumadda ...
Degmada Ceel Buur ee gobolka Galguduud, waxaa ka muuqda horumar dhinaca nolosha ah, dadkii ka barakacay ayaa bilaabay inay dib ...
Ciidamada ammaanka ee dalka Masar ayaa xabsiga dhigay muhaajiriin isugu jira Afrikaan iyo Carab tahiibayaal ah oo ay ku jiraan ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho