Hindise sharciyeedka xuquuqda Insaanka oo la diyaariyay.
Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqda Aadanaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe ay gobollada dalka ku gaarsiineyso sharciga xuquuqda ...
Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqda Aadanaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe ay gobollada dalka ku gaarsiineyso sharciga xuquuqda ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Madaxda wadamada urur goboleedka IGAD ayaa magaalada Adis Ababa ku yeeshay shirkii 29-aad ee heer madaxweyne. Madaxda urur goboleedka IGAD ...
Garoonka kubbada koleyga Aadan Xaaji Yeberoow Wiish ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa caawa ka furmay koobka Jeneraal Daa’uud, oo 24-sano ...
Wakiilka Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha bani aadannimada ee Soomaaliya, Philipe Lezzerini ayaa ka dayriyay xaaladda bani aadanimo ee ka ...
Caruurtaan Soomaalida ah ayaa waxaa ay waalidiintoodii ka maqan yihiin mudo dhowr sano ah, ayaa lagu soo bandhigay dalka Kofur ...
Kooxda Crystal Palace oo ka ciyaarta horyaalka Premier League-ga ayaa kooxda Queens Parka Rangers kala soo wareegtay ciyaaryahan Jordon Mutch. ...
Danjiraha Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, James P. McAnulty ayaa maanta soo dhaweeyay Golaha Wasiirrada ee Talaadadii uu ku dhawaaqay R/wasaaraha ...
Muqdisho, 29 Janaayo 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay ku ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho