Madaxweynaha “Mar walba irdaha way u furan yihiin kuwa iska fogeeya fikirka wax burburinta ee Al Shabaab ee diyaarka u ah inay nabadda qaataan”
28 January 2015, Mogadishu: Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadley istaraatiijiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhinaca la ...
















