Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Baarlamaanada Afrika ee ka socda Wadanka Koofur ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha dhexe Cali C/llaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta magaalada Jowhar kulan kula qaatay waxgarad, iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ...
Shirka dib u heshiisiinta gobolada mudug iyo galgaduud oo weli ka socda magaalada dhuusa mareeb ayaa maanta heshiisyo waxaa ku ...
Kooxda Newcastle United ayaa waxaa garoonkeeda St. James' Park 1-2 uga badiyay kooxda Arsenal. Ciyaaryahan Olivier Giroud ayaa qeybtii hore ...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxwayne ku xigeenka maamulkaasi Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta ka ...
Kooxda Manchester City oo kaalinta labaad uga jirto horyaalka ingiriiska ayaa garoonkeeda Etihad Stadium 3-0 uga badisay kooxda West Bromwich ...
Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaliya iyo kuwa AMISOM ayaa gaaray degmada Buulo-barde ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho