Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan wadatashi ah la yeelatay quburo ka kala.socday Hay’adaha dowladda
Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka ayaa wadatashi la yeelatay farsamo yaqaanno ka kala socday Wasaaradaha Qorshaynta, Howlahaguud, Beeraha iyo Machadka Qaran ...
















