Madaxweyne Xasan Sheekh oo xeer Madaxweyne ku dhisay Sanduuqa Qaran ee Cimilada, magacabayna Agaasimaha Sanduuqan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dib u habaynta iyo horumarinta qorshaha Qaran ee isbeddelka ...
















