Charlie Austin iyo Manuel Pellegrini oo loo magacaabay Xiddiga Iyo Tababarihii Ugu Fiicnaa Bisha December Horyaalka Premier League-ga.
Shan gool uu dhaliyay shan kulan bishii December waxa ay u aheyd bil fiican weeraryahanka kooxda Queens Park Rangers Charlie ...
















