Qeybta wicitaanada xarunta Qaran ee howlgallada Gurmadka deg-dega ah oo xariga laga jaray
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed Generaal Sulub Axmed Firin, ...
















