Wiil uu adeer u yahay Abwaan Hadraawi oo lagu diley Koonfur Afrika
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in wiil Soomaali ah xalay lagu diley magaalada Cape Town ee dalkaasi ...
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in wiil Soomaali ah xalay lagu diley magaalada Cape Town ee dalkaasi ...
Markabkan oo si xad dhaaf ah loogu raray Lo' ayaa ku quusey meel ku dhow xeebta Raas Al-Xadda koonfurta gobolka ...
Jaamacadda Jazeera iyo Jimciyadda Asal ayaa siminaar lagu baranayay hal’abuurnimada ugu soo gabo gabeeyay xarunta 3-aad ee Jaamacadda 250 arday ...
Mas’uuliyiinta Maamulka Galmudug ayaa walaac ka muujiyay biyo la’aan ka jirta degaanno ka tirsan Gobolka Mudug, kaddib socdaal ay ku ...
Dowladda Soomaaliya ayaa saaka caafimaad dibadda ah u qaadey qaar ka mid ah dadkii dhaawacyada culus ay ka soo gaareen ...
Waxaa maanta magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu wadaa in uu ka furmo wadahadalada u dhexeysa Dowladda Federaalka ah ee ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Wafdigani uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa gaaray magaalada Istanbuul ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho