Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiirada Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha Guud
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiirada Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha Guud. Mudane Xamsa ...
















