Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Kooxda West Ham United ayaa garoonkeeda Upton Park barbardhac 1-1 ah kua gashay kooxda Manchester United. Gool-hayaha kooxda Manchester United ...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha ood wadaaga ah ee ku dagaalamay magaalada Beladweyne ...
Gudigga Joogtada ah ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta go’aamiyaay xilliga Baarlamaanka la horkeenayo Xukuumadda, si codka kalsoonida ah loo siiyo, ...
Shir jaraa’id oo ay Bosaso ku qabteen Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, ku xigeenkiisa iyo taliyaha qayta Booliska Gobalka Bari ayay ...
Kooxda Newcastle United ayaa galaba garoonkeeda St James´ Park barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Stoke City. Labada kooxood ayaana ...
Kooxda Roma oo aan badin afartii kulan ee ugu dambeysay horyaalka talyaaniga ayaa galabta 2-1 uga badisay kooxda Cagliari,waxana ay ...
Munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa ugu baaqay bangiyada dalka Mareykanka in ay ka laabtaan go’aanka ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho