Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay Shirka Guddiga Qaran ee ka hortagga Maalgelinta Argagixisada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyay Shirka Guddiga Qaran La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada oo ...
















