Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar ku saabsan Istiraatiyadda Warbaahinta ee ka hortagga wararka been abuurka ah
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa soo xiray tababar laba maalmood ...
















