Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo ka qeybgalay qasaarihii ka dhashay roobabkii
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu soo bandhigay qiimeynta waxyeellada ...
















