Isku Aadka wareega shanaad ee koobka FA Cup-ka ayaa goor dhow looga dhawaaqay dalka ingiriiiska. Sidan ayey u wada ciyaari ...
Xulalka Tunisiya iyo DR Congo ayaa u Soo Baxay Wareega Labaad ee Koobka Qaramada Afrika,ka dib markii ku kala baxeen ...
Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Shirka caadiga ah ...
Kooxda Real Madrid ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigtay ciyaaryahan Lucas Silva oo ay kala soo wareegtay kooxda ka dhisan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo ...
https://www.youtube.com/watch?v=PcnuvRMjHSQ
Madaxweynaha maamulk Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo 21-1-2015 safar shaqo ugu ambabaxay magaalo ganacsiyeedka Puntland ee Boosaaso ayaa maanta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho