Roma oo Bareejo Lagu Celiyay iyo Kooxaha Milan,Lazio iyo Empoli oo Badiyay
Kooxda Hellas Verona ayaa garoonkeeda Stadio Marc'Antonio Bentegodi barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Roma. Kooxda Roma ayaa goolka la ...
Kooxda Hellas Verona ayaa garoonkeeda Stadio Marc'Antonio Bentegodi barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Roma. Kooxda Roma ayaa goolka la ...
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Djibouti Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ah baaq nabadeed iyo ...
Madaxweyniyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa maanta oo Axad ah gaaray magaalada Beled weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana halkaasi si ...
22 Febraayo 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa maanta ka ambabaxay Garoonka ...
Wafdi ka socda dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo isugu jiro mas’uuliyiin ka socda Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ...
Kooxda Tottenham Hotspur ayaa garoonkeeda White Hart Line barbardhac 2-2 ah kua gashay koxda West Ham United. Kooxda West Ham ...
Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqatay Isbitaalkii la oran jirey Digfeer balse hadda loo bixiyay Isbitaalka Recep ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmauud iyo Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxaa ay khudbad u jeediyeen Ciidamada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii ay gaareen magaalada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho