RW Xamsa oo faray hay’adaha Amniga in ay baaritaan ku sameeyaan dilka shaqaale ka tirsan Hay’adda Duulista Rayidka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan horumarrada laga gaaray adeegga ...
















