Waxqabadka Dowladda ee Toddobaadkii la soo dhaafay 27 December 2014
Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. ...
Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa dilay shan qof oo rayid ah kaddib markii ay rasaas ku fureen gaari ay dad rayid ah ...
Guddoomiyaha degmada Cadale ayaa sheegay in adeegyada bulshada ay ku yar yihiin degmada isagoo ku baaqay in caafimaadka iyo waxbarashada ...
Gobolka Galguduud waxaa ka soconaya diyaar garow iyo olele ku aaddan shirka maamulka loo sameyn doono gobollada Mudug iyo Galguduud ...
Dibedbax looga soo horjeedo midab takoorka lagu hayo dadka Maslimiinta dalka Sweden ayaa dhacay magaalooyinka dalkaasi, kaddib markii Dab la ...
Muqdisho, December, 26, 2014-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Somaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cambaareeyay weerar shalay lagu qaaday ...
Kooxda Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates Stadium 2-1 uga badisay kooxda Queens Park Rangers. Kooxda Arsenal ayaa bilowgii ciyaarta heshay rigoore,waxana ...
Maanta waxaa kulamada Boxing Day wada ciyaaray dhamaan kooxaha heerka koowaad ee dalka ingiriiska. Kooxda West Bromwich Albion ayaa waxaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho