Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay hoggaanada Ciidanka Booliiska
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sulub Axmad Firin, ayaa Maanta Shir Guddoomiyey shirka Hoggaanada iyo fadhiyada Madaxa Banaan ee ...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sulub Axmad Firin, ayaa Maanta Shir Guddoomiyey shirka Hoggaanada iyo fadhiyada Madaxa Banaan ee ...
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir dowlaha Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Amina Hassan Ali iyo wafdi ay hoggaamineyso, ayaa safar ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib ...
Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo u aaday dalka ...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa magaalada Himeji ee dalka Japan kaga qeybgalay Shirka Madasha caalamiga ah ee ...
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan ururka 86-aad ee guutada 77, ayaa Howlgal sifeeyn ah ka sameeyay Deeganka Baraag Shiikh Caamir, ...
Ciidanka Boliiska Gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, ayaa howlgal lagu Baacsanaayo Khawariijta ka sameeyeen Deegano hoos yimaada Degmada Buurhakaba ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta sheegay in isbeddel uu ku samayn ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyaga oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho