Wasiir Fiqi oo soo bandhigay nidaam cusub oo sare loogu qaadayo wax-qabadka Wasaaradda
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta daaha ka qaaday nidaam cusub oo "degital" ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta daaha ka qaaday nidaam cusub oo "degital" ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo uu wehliyo la-taliyaha dhanka ka hor-tagga leexsashada gargaarka Mudane Cabdulqaadir ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Arbaco ah, ku qaabilay xafiiskiisa ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Danjiraha Ruushka u fadhiya Soomaaliya, Danjire ...
Ra’iisul Wasaare Xamsa “Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) wuxuu xambaarsan yahay rajo cusub iyo hiigsi fog oo ku aaddan kobaca iyo ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha ...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaliya Xildhibaan Fardowsa Osman Egal, ayaa Maanta kulan laqaadatay Dhigeeda Wasiiirka Gaadiidka Dalka ...
Ra’iisul Wasaarayaasha dowladaha Norway, Spain iyo Ireland ayaa sheegay in ay aqoonsanayaan dowlad madax bannaan oo ay yeelato Falastiin. Simon ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee hay’adaha Maaliyadda ...
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland Md. Axmed Maxamed Islaam, ayaa booqasho howleed u jeedkeedu yahay ogaanshaha xogaha bani’aadannimo ee dalka ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho