Madaxweynaha JFS “Kalsooni buuxda ayaan ku qabaa in amnigeyga ay ilaaliyaan wiilal Soomaaliyeed”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay kulan dadweyne oo ay su’aalo ku weydiinayaan shacabka Soomaaliyeed ...
















