Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabilay Xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiilada Gobalka Minnesota
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan ...
















