Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Safiirka Turkiga uga tacsiyadeeyay muwaadin lagu dilay dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya ...
















