Madaxweyne Xasan Sheekh oo billadda sharaf ku maamuusay orod-yahan Cabdullaahi Jaamac oo ku guuleystay billadda qalinka ah ee ciyaaraha Orodada Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dhiirigalinaya Halyeey Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo ku guuleystay Billadda Qalinka ah ...
















