Dowladda Soomaaliya oo maanta gudbineyso heshiiska rasmiga ah ee ku biirista EAC
Magaalada Arusha ee waqooyiga Tanzania waxaa maanta ka dhacaysa munaasabad ay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku gudbineyso heshiiska rasmiga ah ...
Magaalada Arusha ee waqooyiga Tanzania waxaa maanta ka dhacaysa munaasabad ay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku gudbineyso heshiiska rasmiga ah ...
Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka furmay shirka sanadlaha ah ee Madasha Aragti wadaagga ee Heritage, kaas oo socon doono mudda ...
Ciidanka Kumaandooska Danab iyo daraawiishta Jubbaland ayaa Howgallo lagu baacsanayo khawaarijta maalintii 3-aad kawada socda Gobolka Jubbada Hoose ee Dowlad ...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, iyo Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Caasimada Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu weyhiyo Wasiirka Wasaaardda Qorsheynta Qaranka iyo Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Mudane Abdullah ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta dhagax-dhiggay waddada isku-xirto garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere iyo ...
Jabhadda hubeysan ee Amxaarada ah ee Fano ayaa digniin u dirtay hay’adda duulista Itoobiya oo ku saabsan diyaaradaha Ethiopian Airlines, ...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa howlgal ay si wadajir ah uga fuliyeen gobolka Jubbada hoose Ciidamada Qaranka ...
Howlgalkan ayaa si gaar ah waxaa u fuliyey Ururka 161’aad Guutada 16’aad Kumaandooska Danab ee ciidanka xoogga dalka,kaa oo ahaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho