Hay’adda Duuliska Rayidka oo cadeysay in Maamulka hawada Soomaaliya ay dowladdu mas’uul ka tahay
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed waxay shacabka Soomaaliyeed ku wargelinaysaa in aysan waxba iska beddelin mid ahaanta iyo maamulka hawada Soomaaliya, ...
















