Wasiir Dowlaha Isgaarsiinta oo ka qeybgalay Shirweynaha caalamiga ah ee Talleefanada Gacanta
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Axmed Cismaan Diiriye, ayaa ka qeybgalay Shirweynaha Caalamiga ah ee taleefannada ...
















