Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Safiirka dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya, Valentin ...
















