Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay 6-qof oo ku eedeysan dilka shaqaale ka tirsan Hay’adda Duulista Rayidka
Boliiska degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa maanta Warmurityeed ka soo saaray geerida Marxuum Cabdinaasir Muuse Cabdiraxmaan oo meydkiisa laga ...
















