Xildhibaannada Labada Aqal oo guda galay ka doodista cutubka 3-aad ee Dastuurka “SAWIRRO”
Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta shir guddoomisay kulanka ...
















