Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhiggiisa dalka Kuwait kala hadlay xoojinta xiriirka labada Dal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khadka teleefonka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Kuwait, ...
















